Maalmaheena Wayn
200,000 oo carruur iyo dhallinyaro ah oo Iswiidhan ku nool ayaa la tacaalaya cudur halis ah ama ogaanshaha cudurka. Himiladayadu waa in qof kastaa helo maalin weyn oo farxad leh. Haddii aad leedahay ilmo si halisa u jirran, adiga waalid ahaan waxaad codsan kartaa in loo fuliyo rabitaanka ilmahaaga. Gebi ahaanba waana bilaash!