Barnaamij madadaalo- isboorti iyo faashan

Barn på en läktare i kläder från Stadium

Barnaamijkaan madadaalo wuxuu kaa dhigayaa qof u diyaar ah khibrado nooc kasta ah!

Barnaamijku wuxuu ka kooban yahay kaadh hadiyadeed looga adeegto Stadium oo aad ku isticmaali karto dukaan iyo stadium.se labadaba. Waxaa laga yaabaa inaad u baahan tahay kabo cusub oo kubbadda cagta lagu ciyaaro ama waxa aad xiisaynayso waa dabaal? Isboortiga ama madadaalada ay doontaba ha ahaatee, waxaan rajeyneynaa inuu barnaamijkaanu noqdo mid farxad dheeraad ah iyo tamar cusub lagu heli karo.

Barmaamijkaan raynraynta leh waxaa laga buuxiyay isboorti, faashan iyo madadaalo. Tan ugu wanaagsanina waxay tahay – adiga ayaa dooranaya waxa adiga aad gaar ahaan u rabto!

Muxuu haddaba barnaamijkaan madadaaladu ka kooban yahay?

  • Kaar hadiyadeed looga adeegto Stadium oo lagu buuxiyay 2200 karoon oo lagu isticmaali karo dukaan iyo på stadium.se labadaba (ma khuseyso badeecooyinka si toos ah looga keeno iskaashatada ay Stadium wadashaqayn khaas ahi ka dhexeyso, kuwaas calaamado gaar ah ayay ku leeyihiin bogga internetka Stadium).

Ansökan 2.0: Upplevelsepaket – sport och mode_somaliska

  • Detta fält är dolt när formuläret visas
  • Detta fält är dolt när formuläret visas
  • ANSÖKAN

Filimkaan waxaan kaga warramaynaa sida aad u codsanayso Maalin Weyn

 

Huvudpartners

Upplevelsepartners

Kampanjpartners

Bli partner