Barnaamij madadaalo – casho iyo habeendhax hoteel
Waxaad heleysaa kaadh hadiyadeed lagu galo Pinchos si aad madadaalada ugu dhamaystirto casho qurux badan oo raaxo leh iyo Habeendhax mid ka mid ah hoteellada Scandic.
Barnaamijkaan madadaaladu wuxuu ka kooban yahay:
- Kaadh haddiyadeed oo Pinchos looga casheeyo oo lagu buuxiyay 1000 kr.
- Habeendhax mid ka mid ah hoteellada Scandic (ilaa iyo 31/5 2025)
Ogow: Barnaamijkaan waxaa ku jira hal habeen oo qol hurdo ah iyadoon la cayimin cabbirka qolka. Marka, adigoo haysta lambarka kuu gaarka ah ee bukingaraynta, aad qol ka raadiso scandichotels.se waxaa lagu tusayaa qolalka bannaan ee la bukingarayn karo. Hoteelladu wey ku kala duwan yihiin noocyada qolal ee laga heli karo. Hoteellada qaar waxay leeyihiin oo kaliya qolal ay ku hoyan karaan ugu badnaan afar qof oo uu mid ka mid ah yahay ilmo qof weyn sariir la wadaaga. Hoteellada qaar waxay leeyihiin qolal qoys oo waaweyn oo shan sariirood qaada. Qolaalkaas way wanaagsan tahay in la bukingareysto waa haddii ay bannaan yihiin.